Maxkamada ciidamada Puntland oo Mar kaliya dil ku xukuntay dad gaaraya 17 qof

Maxkamada ciidamada Puntland ee Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug xukun adag ku riday dad gaaraya illaa sideed iyo toban rag ah oo lagu eedeeyey iney ka tirsanaayeen Al-shabaab. Toddobo iyo toban ka mid ah raggan waxaa lagu xukumay dil toogasho ah, halka kan kalana lagu xukumay xabsi daa’in. Waxey ku eedeysan yihiin in magaalada Gaalkacyo … Continue reading Maxkamada ciidamada Puntland oo Mar kaliya dil ku xukuntay dad gaaraya 17 qof